Saturday, February 13th, 2016

Adeegso Ereyo Macaan Oo Jaceyl Xambaarsan (La Talin)

Published on May 3, 2013 by   ·   No Comments

Dadkoo idil ma wada ahan aftahan maskaxduna in laga maalo ereyo macaan oo dhalaalin kara bini’aadamka dadka qaarkii wey ku adag tahay mucaashaqiin farabadan ayaa u ooman in ay mar uun indhaha saaraan habka ugu fudud ay u adeegsan karaan ereyo macaan oo jaceyl ah si ay xariga xiriirkooda ugu adkeeyaan ereyadaasi macaan.

Mucaashaqiinta ku howlan kala deberida jaceylkooda hadba dhinaca ay ka wajahaan, balse caqabadaha ka hor imaan karo ayaa ugu badan dhanka adeegsiga habka luuqda oo ah qaab fanaaniinta ay u soo jiidaan dadweynaha daawadayaasha ah xilliga ay ku guda jiraan howlahooda faneed.

Adeegsiga ereyo ku haboon dhanka jaceylka ayaan waxa aan ku saleyn doonaa qeybaha aasaasiga ah ee aan laga maarmi karin, si bulshada ku taxan wacdaraha.com Hoyga Nolosha ay uga faa’iideystaan

Balanta……………waxaan diyaar u ahay in aan waqti wada qeybsano annaga oo faraxsan labadeenaba, macaantomacaane ogsonow in farxad dhameystiran helo xilliyada balamaha qaaska ah aan leenahay jaceylkeena daacada ah waxaa saldhig u ah adkeynta balan iyo farxad gelinta nafteena insha allah dhankeyga in aan kulano diyaar ayaan ahay

Hadiyadaha………….hadiyadan adiga ayaan kugu tala galay waayo waad u qalantaa sababta aan kuu siiyay waxay tahay waan kula jeclaaday iga gudoon si niyad furan

Sheekoyinka………..waxa Ugu Muhiimsan ee ugu haboon adeegsiga ereyo macaan wa xilliga sheeko wadaaga ay yihiin lamaanayasha iska doortay dunida guudkeeda, hadaba sheekooyinka qaaska ah ayaad adeegsan kartaa kuwa naxariis ku dheehan isla markaan qofka qiiro iyo daren gelinaaayo sida inaad tiraahdo

Marka aan ku arko waxaan dareemo kalgaceyl balaaran!!!!!!!!

Dhayaha ma qabtaan ruuxaan adiga aheyn oo jaceylka aan kuu qabo waa mid aan ku kalsooni qabo!!!!!!!!!!!!!

Gacaliso/gacaliye neeftaada ayaan ku riyoodaa waa haddii aan calaf isku yeelaano dhunkashadana waan u haraad qabaa iyo in aan laabteyda ku gelsho!!!!!!!!!!!!!!!

Jaceylkeena waa in aan u koolkoolina sida ukunta oo kale isla mar ahaantaana waa in aynu ahaanaa ul iyo dirkeed sir iyo caad waa in nolosheena aan wada qeybsanaa waxaan kuu hurayaa nafteyda waqtigeyga iyo maalkeygaba waa haddii aan kuwada xisaabtamno in aan wada marno wadada saxda ah ee guusha!!!!!!!!!!!!

Ugu Danbeyn waxaan ereyada xulka ah ku soo gunaanudayaa lamaane wadaaga jaceylka ah in uu guuleysto si ay uga baxaan nolosha ay ku wadaagaan banaan/dibadda oo ay noloshaada kuwada waataan sariirta dusheeda oo ah halka lagu maalo/liso natiijada waqtiga dheer ay wada sugayaan lamaanaha jaceyl wadaaga ah ee in badan u soo dhabar adaygay kala fogaansho iyo waqti ku cariiri ah taasi oo laf dhuun gashay u noqotay saaxibada ku gamuray jaceylka.

Qalinkii:Zuhayla Abdi Ali

Wacdaraha.Com 

Hoyga Wacdaraha Nolosha

SIRTA NOLOSHA

LAM..

Qaabka Ugu sahlan ku xadi kartid qalbiga Saaxiibtaa

February, 11, 2016
Ninyahoow hadaad rabto in aad ku guuleysato qadarinta ...
149920_265923873539816_185576037_n

Gabar aad hada baratay hore ka kasbo Nololna la wadaag -Talo Muhiim kuu ah

February, 11, 2016
Akhrisyaasheena sharafta lahow waxa halkaan idiin kugu Soo ...
Hees top ah

Daawo Fanaanad Hani Uk Oo Hees soo jiidatay Kumanaan soomaali ah soo qaaday (Video)

February, 11, 2016
Fanaanada Quruxda iyo qaayaha wadata ee Hubka fanka ...
1

Gabar Tv la soo istaagtay wax dumarka ka xishoon jireen -Daawo

February, 11, 2016
Gabar Soomaaliyeed ayaa soo bandhigtay Arimo Xasaasi ah ...
77

Qaababka Ugu macaan Kulanka Sariirta (Sirta Nolosha)

February, 11, 2016
Habab kala duwan ayaa lagu helaa macaanka gariirka ...
daen

Cunooyinka Nuucaan ah iska jir ka hor sariirta

February, 10, 2016
Raashinka qaar ayaa door ka qaata in ay ...

Naagaha Bishimaha waaweyn way ka dareen badanyihiin kuwa kale (Xog daraasad ah)

October, 20, 2015
Khubaro u dhalatay Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa waxa ...

Gabar Soomaali ah Oo 4 sano sawirkeeda caan ka yahay Facebook (Fiirso)

October, 19, 2015
Sawirka Gabadhaan ayaa mudo afar sano ah wuxuu ...

Naagaha buuran Sidaan ayaa loogu Raaxeeyaa Ee waxkale haku Daalin TOP SECRET

October, 18, 2015
Galmada naagaha buuran waxa ay u bahan tahay ...

wax kabaro 6 Hab Ee Ugu Macaan Ciyaarta Sariirta

October, 18, 2015
Habab kala duwan ayaa lagu helaa macaanka gariirka ...

Guur qasab ah iyo Go'aanka Waalidka -Arin Cajiiba

October, 18, 2015
Salaamulaahi caleykum dhamaan saaxiibada qiimaha badan meel kasta ...

Dumarka Jira 45 ilaa 35 Sano oo La Ogaaday in ay ka Kacsi Badanyihiin Hablaha Yar Yar Sabata Ogaw.

October, 18, 2015
Cilimi baaris lagu sameeyay xiliga ay dumarka ugu ...

Alfanaan Maxamed Aalta Ma furaa mise waan u dulqaata . ila tali Fadlan Bulshooy

October, 18, 2015
Ka: Alfanaan Muhamed Aalta Asc bahda rer wacdaraha talo ...

Qaar kamida xanuunada ku dhaca xiniinyaha Oo dawo loo helay

October, 18, 2015
Sababaha keena Xanuunada xaniin yaha ama qooraha ragga ...

Laba Gabar Soomaali ah Oo wax aan laga filaneen ku dhaqaaqay Daawo

October, 18, 2015
Labadaan gabdhood ee mataanaha ah ayaa laga waayay ...
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!