Adeegso Ereyo Macaan Oo Jaceyl Xambaarsan (La Talin) | Www.Wacdaraha.com
Saturday, July 23rd, 2016

Adeegso Ereyo Macaan Oo Jaceyl Xambaarsan (La Talin)

Published on May 3, 2013 by   ·   No Comments

Dadkoo idil ma wada ahan aftahan maskaxduna in laga maalo ereyo macaan oo dhalaalin kara bini’aadamka dadka qaarkii wey ku adag tahay mucaashaqiin farabadan ayaa u ooman in ay mar uun indhaha saaraan habka ugu fudud ay u adeegsan karaan ereyo macaan oo jaceyl ah si ay xariga xiriirkooda ugu adkeeyaan ereyadaasi macaan.

Mucaashaqiinta ku howlan kala deberida jaceylkooda hadba dhinaca ay ka wajahaan, balse caqabadaha ka hor imaan karo ayaa ugu badan dhanka adeegsiga habka luuqda oo ah qaab fanaaniinta ay u soo jiidaan dadweynaha daawadayaasha ah xilliga ay ku guda jiraan howlahooda faneed.

Adeegsiga ereyo ku haboon dhanka jaceylka ayaan waxa aan ku saleyn doonaa qeybaha aasaasiga ah ee aan laga maarmi karin, si bulshada ku taxan wacdaraha.com Hoyga Nolosha ay uga faa’iideystaan

Balanta……………waxaan diyaar u ahay in aan waqti wada qeybsano annaga oo faraxsan labadeenaba, macaantomacaane ogsonow in farxad dhameystiran helo xilliyada balamaha qaaska ah aan leenahay jaceylkeena daacada ah waxaa saldhig u ah adkeynta balan iyo farxad gelinta nafteena insha allah dhankeyga in aan kulano diyaar ayaan ahay

Hadiyadaha………….hadiyadan adiga ayaan kugu tala galay waayo waad u qalantaa sababta aan kuu siiyay waxay tahay waan kula jeclaaday iga gudoon si niyad furan

Sheekoyinka………..waxa Ugu Muhiimsan ee ugu haboon adeegsiga ereyo macaan wa xilliga sheeko wadaaga ay yihiin lamaanayasha iska doortay dunida guudkeeda, hadaba sheekooyinka qaaska ah ayaad adeegsan kartaa kuwa naxariis ku dheehan isla markaan qofka qiiro iyo daren gelinaaayo sida inaad tiraahdo

Marka aan ku arko waxaan dareemo kalgaceyl balaaran!!!!!!!!

Dhayaha ma qabtaan ruuxaan adiga aheyn oo jaceylka aan kuu qabo waa mid aan ku kalsooni qabo!!!!!!!!!!!!!

Gacaliso/gacaliye neeftaada ayaan ku riyoodaa waa haddii aan calaf isku yeelaano dhunkashadana waan u haraad qabaa iyo in aan laabteyda ku gelsho!!!!!!!!!!!!!!!

Jaceylkeena waa in aan u koolkoolina sida ukunta oo kale isla mar ahaantaana waa in aynu ahaanaa ul iyo dirkeed sir iyo caad waa in nolosheena aan wada qeybsanaa waxaan kuu hurayaa nafteyda waqtigeyga iyo maalkeygaba waa haddii aan kuwada xisaabtamno in aan wada marno wadada saxda ah ee guusha!!!!!!!!!!!!

Ugu Danbeyn waxaan ereyada xulka ah ku soo gunaanudayaa lamaane wadaaga jaceylka ah in uu guuleysto si ay uga baxaan nolosha ay ku wadaagaan banaan/dibadda oo ay noloshaada kuwada waataan sariirta dusheeda oo ah halka lagu maalo/liso natiijada waqtiga dheer ay wada sugayaan lamaanaha jaceyl wadaaga ah ee in badan u soo dhabar adaygay kala fogaansho iyo waqti ku cariiri ah taasi oo laf dhuun gashay u noqotay saaxibada ku gamuray jaceylka.

Qalinkii:Zuhayla Abdi Ali

Wacdaraha.Com 

Hoyga Wacdaraha Nolosha

SIRTA NOLOSHA

asx

Somali cab driver shot in Louisville is likely paralyzed, family says

June, 29, 2016
LOUISVILLE, Ky. (WDRB) -- A Somali cab driver ...
kenya-attack

Somali militants kill five police in north Kenya

June, 29, 2016
Somalia’s al Shabaab militants killed five police officers ...
sada

Kenya identifies nine areas in Somalia to resettle Somali refuges

June, 29, 2016
malia where it will resettle Somali refugees once ...
camel

Somali camel traders pay the price of war in Yemen

June, 29, 2016
Elasha Biyaha, Somalia - It is Wednesday morning ...
oxfam_east_africa_-_oxfam_ambassador_kristin_davis_visits_dadaab_refugee_camp_03

Kenya aims to cut size of Somali refugee camp by about half by end-2016

June, 29, 2016
kenya aims to reduce by almost half the ...
sw60

Somalia: 60 Years Old Becomes Social Media Icon for Attending Final Secondary School Exams

June, 27, 2016
60 years old Ahmadey Saney has become talk ...
salmon

Sirta Noloshaada La wadaag qof walba Si Cunto caafimaad leh loo helo -10 Cunto Muhiim kuu ah

May, 23, 2016
Cunto nafaqo leh oo isku dheeli tiran ayaa ...
qudar

Cunto Muhiim u ah Caruurtaada halkan ka baro

May, 23, 2016
Weli ma isku dayday inaad isticmaasho waxyaabo loo ...
istin

Sidee qoftaada Biya uga tuuri kartaa sahal (Sirta Nolosha)

May, 22, 2016
Haweenka badanaa ma helaan raaxo dhameestiran oo ay ...
HII-SHUM

6 qaab Oo aad ugu macaan Kulanka Sariirta

April, 29, 2016
Habab kala duwan ayaa lagu helaa macaanka gariirka ...
qofta

VIDEO Siilka Afartaan Nuuc Ayuu U Kala Baxaan Waxayna Raga Jecel Yihiin Mid Kale Astaantaan

April, 14, 2016
Ma  Ogtahay  Akhriste  In  Dareenka  Haweeneyda  aysan Ku ...
fc1

Caasha “Habeenkii Ii uu galmoodey ayaa iigu dambeysay Uur ayaana leeyahay …”

April, 13, 2016
Gabadhan ayaa waxa ay fariin usoo dirtay warbaahinta ...
BIKRA DHAMA

U Gaar ah Lamaanaha Guurdoonka ah: Dhaawacyada ka dhasha Habeenka bikra jebinta-

April, 12, 2016
Waxa ay u eegtahay in wadanka England ay ...

Raabka Baashida Wanaagsan Halkan ka Baro ( VIDEO )

April, 12, 2016
Muuqaalkan ayaa waxad ku baran kartaa qaabka Wax ...
xabada

Muuqaal gabar qooqan Oo Video iska soo duubtay -DAAWO

April, 11, 2016
Muuqaal gabar qooqan Oo Video iska soo duubtay ...
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!