Sunday, February 14th, 2016

Geeraar Caloosha ku hurinaya Oo calaacal Miiran ah

Published on May 22, 2014 by   ·   No Comments

Jiritaanka waqti Ee nolosheyda
kama tirmeyso ee talaahi

aan ku dhaartay talaabkastoo

aan qaado adigaan ku

towaa taajkii arooskaaga

tabaabusheysigiisa aan ku

jiraa ee taajirnimo iima

laabnee toosaneey

taladeena waa toostee

tacab shiid waa ka baxnee.

taariqna an so marnay

talo aan isku racno .

==

2- Waligeed aduunyada

Waqtigaa qof saacida

Midna waayaha xira

Labadaas waxaan aheyn

Horaa loogu waayoo

Waa nin iyo waagii

Aniguba wasiisiga

Waxaan weyda lahayaa

Iigu wacan waxyeelada

Wiish bay ila sarakacay

Caashaqu wadaad maleh

Walaalowna kuma haro

Waan waanna kala dheer

Waxba haay idabiibina

Wadka aan is aragnee

Waddadiina ka ambaday

Biyo looga waayaa

waanadu idhaaftee

waan kuu xiisay

abaayo macaney.

3- jirkey huraayoo

jeenankii diidaye

jiifna waan ka cagoo

jacayl dhibkiisa

jaar ila noqdoo

jiro igu aburoo

tii aan jantee

jacaylkaba uqabay

jabkayka ma ogoo

qoomamad jaceylakaa

jaribaada ibadoo

jirku idorsoonyoo

jiro iyo xanuun badan

allow ika jaleciyoo

jabkiisa jabkiisa ihareer mar

caalcal

Wacdaraha.com

Hoyga Sirta Nolosha

SIRTA NOLOSHA

hyb

Naag si toos ah ugu umushay wadada dhexdeeda Daawo muuqaalka

February, 13, 2016
Naag u dhalatay dalka masar gaar ahaan gobolka ...
yabka

Ma aaminsan tahay baashaalka dirbi jiifka ayaa ka macaan qaababka kale -Sirta darenka

February, 13, 2016
Habka 3/1 ee ciyaarta sariirta ayaa ah mid ...
11224821_1496425177347486_6585944214675469171_n

Laba Gabar Soomaali ah Oo wax aan laga filaneen ku dhaqaaqay Daawo

February, 13, 2016
Labadaan gabdhood ee mataanaha ah ayaa laga waayay ...
LAMAMNE

Waqtiyada ugu mac ee qofka Jaceyl lagu abuuro (Muhiim )

February, 13, 2016
Dad badan ayaa isku taxluujiya in ay kasbaaan ...
XANIN XANUN

Qaar kamida xanuunada ku dhaca xiniinyaha Oo dawo loo helay

February, 13, 2016
Sababaha keena Xanuunada xaniin yaha ama qooraha ragga ...
dhaban1

Gabar Arooskeeda isku diyaarisay balse Furiin Wejiga laga saaray !

February, 13, 2016
Gabar Da’yar oo lagu magacaabo Sahra ismaaciil oo ...
ceeb

Alfanaan Maxamed Aalta Ma furaa mise waan u dulqaata . ila tali Fadlan Bulshooy

February, 13, 2016
Ka: Alfanaan Muhamed Aalta Asc bahda rer wacdaraha talo ...

TODOBO ARIN OO RAGGU AY AAD DOONAYAAN BALSE AYSAN DUMARKA U SHEEGAN KARIN

February, 12, 2016
Waxaa jira waxyaabo badan oo raggu aysan u ...
LAM..

Qaabka Ugu sahlan ku xadi kartid qalbiga Saaxiibtaa

February, 11, 2016
Ninyahoow hadaad rabto in aad ku guuleysato qadarinta ...
149920_265923873539816_185576037_n

Gabar aad hada baratay hore ka kasbo Nololna la wadaag -Talo Muhiim kuu ah

February, 11, 2016
Akhrisyaasheena sharafta lahow waxa halkaan idiin kugu Soo ...
Hees top ah

Daawo Fanaanad Hani Uk Oo Hees soo jiidatay Kumanaan soomaali ah soo qaaday (Video)

February, 11, 2016
Fanaanada Quruxda iyo qaayaha wadata ee Hubka fanka ...
1

Gabar Tv la soo istaagtay wax dumarka ka xishoon jireen -Daawo

February, 11, 2016
Gabar Soomaaliyeed ayaa soo bandhigtay Arimo Xasaasi ah ...
77

Qaababka Ugu macaan Kulanka Sariirta (Sirta Nolosha)

February, 11, 2016
Habab kala duwan ayaa lagu helaa macaanka gariirka ...
daen

Cunooyinka Nuucaan ah iska jir ka hor sariirta

February, 10, 2016
Raashinka qaar ayaa door ka qaata in ay ...

Naagaha Bishimaha waaweyn way ka dareen badanyihiin kuwa kale (Xog daraasad ah)

October, 20, 2015
Khubaro u dhalatay Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa waxa ...
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!