Lamaanaha Is Jecel Shaki dhan daaqada ayay ka tuuri karaan Waa Hadii—-(Akhriso Qodobadan) | Www.Wacdaraha.com
Sunday, July 24th, 2016

Lamaanaha Is Jecel Shaki dhan daaqada ayay ka tuuri karaan Waa Hadii—-(Akhriso Qodobadan)

Published on August 15, 2014 by   ·   No Comments

Lamaanaha Is Jecel Tala wanaagsan ayaan maanta u haynaa oo hadii wacdaraha.com ay hadalkan xikmadaysan ka qaataan aad u anfici doonta ismarkaana ay daaqada ka turayaan Shakiga soo kala dhexgalo badanaa.

1-Ogow Shakiga Ma Aha Maseer : dhibka taagan waxa uu yahay dadka oo isku qalda maseerka iyo shakiga farqi weyn ayaa u dhaxeeya maseerka muujiya jaceylka waa as-aaska guriga balse shakiga waa dilaaga ugu daran nolosha qoyska , waxa uuna shaki marqaati u yahay in kalsoonidii ay baa`baday hadaba labada lamaane waxaa la gudboon in kalsoonida xoojiyaan oo shakiga aysan fusrad siin

2- Saraaxadda : saraaxada waa cadawga dila shakiga , haddii saraaxad iyo runta yihiin askaaska nolosha guriga boos uma banaana shakiga , kala qarinta arimaha iyo saraaxad la`aanta ayaa dhaliya shakiga .

3- In Wararka La Iska Dhalin : Shakiga waxa uu soo muuqdaa marka labada lamaane bilaabaan in arimaha kala baxaan hadalka midka kale oo waxa ay niyaysanayaan in ay gartaan waxa ku jira maanka qofka kale ,
haddii midkiina uu doonayo in midka kale wax ka ogaado kaliya toos ha weydiiyo halkii hadalkiisa iyo qiyaas uu ku raadin lahaa.

4- Muujinta Kalsooni : kalsoonida mar waliba ayaa loo baahan yahay , hadii midkiina mdid kale ka shakinayo kalsooni ma imaaneyso waxa muhiim in la is weydaarsado kalsooni buuxda .

Shaki malahan mar hadii aad intan oo qodob toos u dhagaysatid oo aad fulisid in aad faa’iidi doontid oo meesha ka saari kartid dhankaaga dhaqanka adiga iyo qofka Nolosha siisay idinka dhaxayso qof walbow dhankaaga fuli si dhanka kale uga yaabsatid shaki la’aanta.

W/Q:Abdiqaasim Axmed  Cabdalla

Warbaahinta WACDARAHA.COM

Wacdaraha@gmail.com

SIRTA NOLOSHA

asx

Somali cab driver shot in Louisville is likely paralyzed, family says

June, 29, 2016
LOUISVILLE, Ky. (WDRB) -- A Somali cab driver ...
kenya-attack

Somali militants kill five police in north Kenya

June, 29, 2016
Somalia’s al Shabaab militants killed five police officers ...
sada

Kenya identifies nine areas in Somalia to resettle Somali refuges

June, 29, 2016
malia where it will resettle Somali refugees once ...
camel

Somali camel traders pay the price of war in Yemen

June, 29, 2016
Elasha Biyaha, Somalia - It is Wednesday morning ...
oxfam_east_africa_-_oxfam_ambassador_kristin_davis_visits_dadaab_refugee_camp_03

Kenya aims to cut size of Somali refugee camp by about half by end-2016

June, 29, 2016
kenya aims to reduce by almost half the ...
sw60

Somalia: 60 Years Old Becomes Social Media Icon for Attending Final Secondary School Exams

June, 27, 2016
60 years old Ahmadey Saney has become talk ...
salmon

Sirta Noloshaada La wadaag qof walba Si Cunto caafimaad leh loo helo -10 Cunto Muhiim kuu ah

May, 23, 2016
Cunto nafaqo leh oo isku dheeli tiran ayaa ...
qudar

Cunto Muhiim u ah Caruurtaada halkan ka baro

May, 23, 2016
Weli ma isku dayday inaad isticmaasho waxyaabo loo ...
istin

Sidee qoftaada Biya uga tuuri kartaa sahal (Sirta Nolosha)

May, 22, 2016
Haweenka badanaa ma helaan raaxo dhameestiran oo ay ...
HII-SHUM

6 qaab Oo aad ugu macaan Kulanka Sariirta

April, 29, 2016
Habab kala duwan ayaa lagu helaa macaanka gariirka ...
qofta

VIDEO Siilka Afartaan Nuuc Ayuu U Kala Baxaan Waxayna Raga Jecel Yihiin Mid Kale Astaantaan

April, 14, 2016
Ma  Ogtahay  Akhriste  In  Dareenka  Haweeneyda  aysan Ku ...
fc1

Caasha “Habeenkii Ii uu galmoodey ayaa iigu dambeysay Uur ayaana leeyahay …”

April, 13, 2016
Gabadhan ayaa waxa ay fariin usoo dirtay warbaahinta ...
BIKRA DHAMA

U Gaar ah Lamaanaha Guurdoonka ah: Dhaawacyada ka dhasha Habeenka bikra jebinta-

April, 12, 2016
Waxa ay u eegtahay in wadanka England ay ...

Raabka Baashida Wanaagsan Halkan ka Baro ( VIDEO )

April, 12, 2016
Muuqaalkan ayaa waxad ku baran kartaa qaabka Wax ...
xabada

Muuqaal gabar qooqan Oo Video iska soo duubtay -DAAWO

April, 11, 2016
Muuqaal gabar qooqan Oo Video iska soo duubtay ...
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!